Kim Jong Un oo isaga oo Faras saaran fuulay buurta dheer ee Paektu (Daawo Sawirada)

Hogaamiyaha mayalka adag ee Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa sawiro laga soo qaaday isaga oo faras ku fuulaya buurta ugu dheer dalkiisa ee Paektu,. Wakaaladda wararka ee Kuuriyada Waqooyi ayaa baahisay sawirada Hogaamiye Kim John Un oo saaran faras cad oo fuulaya buurta barafka badan qariyay ee Paektu, waxaana hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi buurtaasi ku … Continue reading Kim Jong Un oo isaga oo Faras saaran fuulay buurta dheer ee Paektu (Daawo Sawirada)